Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo: Taliye ku xigeenka Sirdoonka G/Awdal Oo Afduub Loo Gaystay iyo Cuqaal ka Hadashay.

$
0
0

“Waxaa ka Dambeysay Burburintaasi iyo Awoodaasi Warqada uu Qoray Saleebaan Xassan Xadi oo uu isku hortaagayo Qaraarkii Maxkamadaha iyo Fulintoodaba ” Caaqil Daahir  Cisman Cilmi .

caaqilBoorama(Awdalpress) 27.Nov.2014– Taliye ku xigeenka Sirdoonka Gobolka Awdal Rashiid Caateeye Xuseen oo Ahaa Wakiilka Caateeye Xuseen Geele  Oo Mulkiilaha loo Xukumay Beerta Dacwadeedu socotay mudo 12 sano ah  sida uu sheegay Caaqil  Daahir Cismaan Cilmi   oo maanta ka hadlay dhacdadani isla markaasina digniin u diray xukuumada iyo maamulka Gobolka .  Dhulka dhacdadani ka dhacday ayaa bishii 9 aad  ee sanadkani loo xukumay Caateeye Xuseen ka dib warqad ka soo baxday Maxkamada Gobolka Awdal Halka Gudoomiyaha Degmada Borama warqad uu soo saaray Bishii 10 aad  ee sanadani ku xayiray beeraatasi ,waa markii ugu horaysay .

 

Halkan ka Daawo :

Warqadii Maxkamada G/Awdal .

warqada maxkamada 001

Warqadii Maayirka

Warqada Maayirka 001


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images