Awdalpress – London – Dood aad u adag oo dhex martay Ahmedweli Goth iyo Abdirahman Fidhin, kuna saabasanayd geeddi socodka siyaasadeed ee Somaliland, ayaa lagaga hadlayey arrimaha murugsan ee doorashooyinka, jallaafooyinka mucaaridka, khilaafyada soo laba kaclaynaya ee xildhibaannada golaha shacabka Somaliland iyo arrimaha khayraadka dalka gaar ahaan baadhisna Patrolka.
Halkan ka daawo, kana bogo, warka mucdiisuna waxa uu yaalla qaybaha dhexe iyo gadaal ee si fiican u daawo.
Awdalpress




