Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu xilka Madaxweynenimo u wareejay si qurux badan oo milgo leh. Waxana uu xilka Madaxweynenimo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland ee xilligan mudane Ahmed M Siilaanyo,bal si fiican uga bogo maalintaa iyo wixii ay taariikhdu reebtay>
Awdalpress




