Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mudaharaad Ka Socoda Boorama iyo Rasaasta Oo Dhawaq Beeshay.

$
0
0

IMG_20141201_110815Boorama(Awdalpress) 1.Dec.2014– dhalinyaro ka soo horjeeda xadhiga lagula kacay duqii hore ee magaalada Boorama iyo Ciidamada Booliska ee degmada Ayaa isku dhac ku dhex maray badhtamaha magaalada.

isku dhacaasi ayaa waxaa uu sobabay in ciidamada booliska adeegsado rasaas nool nool oo ay ku kala dareerinayaa dhalinyarada ka mudaharaadaystay xadhiga duqii hore ee Magaalada Boorama ,

dadweynaha aad u badan ayaa isugu soo baxay waddada halbowlaha ee magaalada Boorama taasina waxay sobabtay in taayiro lagu gubo wadooyinka dhexdeeda,

mudaharadkani ayaa ilaa imika socda waxaana ilaa hada la xidhay wariyaha Booramanews iyo Kamaraman u shaqeeya telefishanka BULSHO ee Magaalada Boorama.

Awdalpress/Boorama


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images