Inaa lillaaahi wa innaa ilayhi Raajicuun, Anaga oo ka tiiraanyaysan Geerida ku timid Marxuumad YUSUR QALINLE KAAHIN oo ku geeriyootay Dalka Swedan waxaan ka tacsiyadaynaynaa dhamaan Caruurtii ay dhashay iyo Qoyska reer Qalinle Kaahin, Waxaanana leenahay Ilaahay Samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo, hadii aan nahay Bahda Awdalpress….
Sidoo kale Tacsi taas la mid ah waxaa u diraya Qoyskii iyo Qarbaadii ay ka baxday Marxuumad Yusur Qalinle Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala Jooga dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa, waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Naxariis jano ka waraabiyo, ehelkii iyo Qoyskii ay ka baxdayna samir iy iimaan ka siiyo,,,… Aaaaammmmmiiiiiin
↧
Tacsi Ku Socota : Qoyska Marxuumad Yusur Qalinle Kaahin oo Swedan ku geeriyootay
↧