Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faadumo Siciid Oo Ku Biirtay Xisbiga Wadani

Hargaysa(Awdalpress) 01.DEC.2014:–Xoghayahii hore ee maaliyada xisbiga mucaaradka ah ee UCID Marwo: Faadumo Siciid ayaa maanta si rasmi Ah u shaaciysay in ay ku biirtay Xisbiga Mucaaradka ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beyle oo la kulmay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo gaaray Muqdisho

Muqdisho(Awdalpress) 01.Dec.2014–Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ka socda Jaamacadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Muuqaalka Mudaharaadkii Maanta Ka Dhacay Boorama

Boorama(Awdalpress) 01.Dec.2014–Mudaharaad Balaadhan ayaa maanta gilgilay badhtamaha magaalada Boorama kuwaasi oo sababay in dhalinyaro badan xabsiga loo taxaabo . Halkan ka Daawo :

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Ku Socota : Qoyska Marxuumad Yusur Qalinle Kaahin oo Swedan ku geeriyootay

Inaa lillaaahi wa innaa ilayhi Raajicuun, Anaga oo ka tiiraanyaysan Geerida ku timid Marxuumad YUSUR QALINLE KAAHIN oo ku geeriyootay Dalka Swedan waxaan ka tacsiyadaynaynaa dhamaan Caruurtii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland police disperse angry protesters

Awdalpress(Borama( 01 Dec, 14–Somaliland police have dispersed by shooting in the air angry protesters demonstrating against the arrest of former Borama local government chairman Abdirahman Shide Bile....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rabshado ka dhashay Askari lagu dilay Laascaanood oo waxyeelo loo geystay...

Awdalpress(laascaanood) 01Dec, 14–Maleeshiyo hubeysan ayaa xalay dilay askari ka tirsan waaxda canshuuraha ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, taasoo sababtay rabshado maanta ka dhacay magaalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saaka subaxdii oo dad gaadhaya 40 qof lagu laallay magaalada Mandheera meel u...

Awdalpress – Mandheera – Weerar arroortii hore ee saaka lagu qaaday meel dhagaxa guryaha laga qodo oo ku taalla duleedka degmada Mandheera ee gobalka Waqooyi bari ee dalka Kenya, ayaa lagu dilay dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaare Abdiweli Sheikh oo aan weli is casilin iyo kulankii...

Awdalpress – Muqdisho – Waxaa Goordhaweyd  la guda galay qaybtii hore ee kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ku lahaayeen Magaalada Muqdisho kaasi oo ajandaha ugu muhiimsan ee kulanku uu ahaa in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta : Hargeysa Oo Muqdisho Ka Raysatay

Hargeysa (Awdalpress)  sawirka Maanta Ayaa ku soo qaadan doonaa sida ay magaalada Hargeysa iyo dadkeedu uga raysteen Muqdisho .         Awdalpress/Desk

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka mid ah oday dhaqameedyada reer Awdal oo rabshadihii shalay ka dhacay...

Awdalpress – Borama – Qaar ka mid ah oday dhaqameedyada gobollada galbeedka oo saacado badan laga war sugayey in ay ka hadlaan xadhigga loo geystay guddoomiyihii hore ee magaalada Borama mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mayerkii hore ee Borama oo xidhan, Suldaan Wabar oo la raadinayo,...

Waxa maalmahan aad u kacsan siyaasadda guud ee Somaliland. Waxana illaa immiga ay mashaqo weyni dhex taallaa xildhaabannada golaha wakiillada, dawladda iyo xisbiyada mucaaridka intaba. Muddaharaadyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasi Fuad Aaden Cadde Oo Sheegay In Ay Gobolada Barigu Waxba Ku Laheyn...

Hargeysa(Awdalpress) 03.Dec.2014– Siyaasiga Fu’aad Aadan Cadde oo Madaxweyne Siilaanyo kala taliya Arimaha bariga islamarkaana ka soo jeeda Gobolada Bariga Somaliland, ayaa Sheegay in Bulshadiisa dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qaraxii Muqdisho

muqdisho(Awdalpress) 03.Dec.2014–Afhayeenka ciidamada booliska ee dowladda federaalka ee Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble, oo ka war bixiyey qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho, ayaa sheegay in ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QM: Cidna wax noogama noqon qaraxii Muqdisho

Muqdisho(Awdalpress) 03.Dec.2014–Howlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (UNSOM) ayaa xaqiijiyay in kolonyo gaadiid oo ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay qarax gaari...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta Naafada Adduunka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho(Awdalpress) 03.Dec.2014-xuska maalinta Naafada Aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya waxaana munaasabadaasi  ka soo qayb galay wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

President of Somaliland Comrade Ahmed Silaanyo and the Press (By Adan H Iman )

For the past one year, President Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) has emerged, of all the leaders who ruled Somaliland since its founding, as the most sensitive and intolerant to media criticism....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Gadabuursi ee la xayeysiinayaa ma mashruuc aan meel fog jirin baa?...

Waxan maq maqlaynaa, shir loo qabanayo  Beelaha Gadabuursi. oo weliba xayeysiis loo sameeyey laga sii daayey TVga Borama ( xayeysiiska hoos ka daawo) kkk waa cajiib. Haddee ma xuma in beeli shirto, dad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalinyaro Duulaan Ku Soo Qaaday Munaasibad Xisbiga Wadani U Qabtay Hargeysa...

Hargeysa(Awdalpress)  04.Dec.2014–Boqolaal dhalinyaro ah oo aan la garanayn cida soo abaabushay ayaa maanta Weerar ku qaaday Munaasibad Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ku soo dhaweynayay Xubno ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani oo cagta saaray waddadii uu hoggaanka dalka...

Shacabkii Somaliland oo iska soo taagay xukuumaddii Kulmiye, isla markaana ku sii qul qulaya xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Ragga immiga socda ee ka soo diga rogtay Kulmiye, waxa ka mid ah Boobe. Bal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Soomaaliya Oo La Kulmay Wafdi ka Socda Jaamacadda Carabta

Muqdisho(Awdalpress)04.Dec.2014-Madaxweynaha iyo raysul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibedda Kuwait iyo wafdi ballaaran oo Jaamacadda Carabta...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live