Suldaan ka tirsan salaadiinta gobolka Awdal oo iclaamiyey in shacabkiisu ka...
Suldaanka Guud ee beelaha Jibril Yoonis oo magaciisa la yidhaa Sulaan Abiibakar Wabar ayaa si cad u sheegay in shacabka gobollada galbeedku aanay ka sii mid ahaanayn Jamhuuriyadda Somaliland. Sida la...
View ArticleWasiir ku xigeenka W/qorshaynta Somaliland oo ganafka ku dhuftay hadalkii...
Awdalpess – Hargeysa – Wasiir ku xigeenka Somaliland Xasan Daahir Dhinbiil oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa jawaab adag ka bixiyey hanjabaaddii ka soo yeedhay Suldaan Abiibakar Wabar ee uu ku...
View ArticleWararkii ugu danbeyey ee ka soo baxa qaraxii ismiidaaminta ahaa maanta ka...
Awdalpress – Baydhaba – Ugu yaraan 10-ruux oo ay ku jiraan wariyeyaal ayaa ku geeriyooday in ka badan 30 kale oo ay wariyeyaal ku jiraanna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray weerar is-miidaamin ah...
View ArticleRaysul Wasaare Cabdiweli Oo Kalsoonida Lagala Noqday
Muqdisho(Awdalpress) 06.Dec.2014–Baarlamaanka Soomaaliya ayaa codkii kalsoonida kala noqday raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Cabdiweli Sheekh Axmed, oo mooshin ka dhan ah maanta u codeeyeen...
View ArticleQAYBTII SADDEXAAD : Dhankii hore ee guurka Somalida iyo ka maanta.
Sheekadu waxa ay maraysey, annaga ( ergadii ) oo guriga saacad horteed uun soo gallay, salkana dhulka dhignay iyo inantii oo u yara yeedhay odaygeedii ay ka cabanaysey. Yaabay….saa waxan moodayey in...
View ArticleDR Mohamed Omer oo hadal culus ku weeraray Suldaan Wabar. Ugana digay in aanu...
Dr. Mohamed Omer oo ka mid ah saraakiisha caafimaadka cusbatalka Borama ayaa hadalkii ugu adkaa ku weeraray Suldaan Wabar oo dhawaan iclaamiyey in uu hoggaaminayo dagaal ay beeshiisu ku qaadayso...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Oo Ka Sheekeeyey Buuga Xasuus Qorkiisa Iyo Arimo Badan
Hargeysa(Awdalpress) Gudoomiyaha Xisbiga UCID faysal cali waraabe oo ka hadalay saami qaybsiga Beelo ka mid ah Somaliland iyo Arimo kale isla markaaisna madashii ku soo qaaday Buuga Xasuus qorkiisa...
View ArticleGuddida Doorashada Oo La Dhaariyay iyo Madaxweynaha Oo La Dardaarmay
Hargeysa(Awdalpress).07.Dec.2014-Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa maanta Madaxweynaha ku hor dhaariyay 7-da xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ka dib...
View ArticleMusharax Xigeenka Ucid Oo Ka Hadlay Xaalada G/Awdal Isla Markaana Xukumaddana...
Hargeysa(Awdalpress)December-08-2014-Musharax ku xigeenka Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay ka hadlay hadalka Somaliland ka dhanka ah ee ka soo yeedhay Suldaan Abibakar Wabar oo...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo si adag uga jawaabay hadalkii wasiir Waran Cadde uu...
Awdalpress – Hargeysa – Shalay ayaa shaashadaha website-yada laga daawaday, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo si aan gabbasho lahayn u sheegaya in ay Somaliland hoos timaaddo xukuumadda Federaalka...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo “Waa Inaydaan Dhegaysan Dadka Buuqa iyo Qaylada Wada”
Hargeysa(Awdalpress)December-09-2014-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarun loo dhisay Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO.Madaxweyne Siilaanyo oo...
View ArticleIna Samaale Oo Munaasibad Hadalo Kulul Ku Weeraray Boobe Yusuf
Hargeysa(Awdalpress)December-09-2014-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si cadho leh u Weedho kulul ugu weeraray Boobe Yuusuf Ducaale, siiba Madal uu ku sugnaa Madaxweyne...
View ArticleKenya Oo Ku Wareejisay Soomaaliya Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Nariobi(Awdalpress) 09.Dec.2014-Dowladda Kenya ayaa u gacan-galisay dowladda Soomaaliya sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo ku eedeysan inuu ku lug lahaa falal lagu khaarijiyay weriyeyaal badan oo...
View ArticleMadaxweyne Hassan Sheikh oo xalay la kulmay xubihii golaha Baarlamanka ee ay...
Awdalpress – Muqdisho – Xalay waxa madaxtooyada Somalia ee magaalada Moqdisho ka dhacay kulan uu Madaxweyne Hassan Sheikh kula qaatay xildhibaannadii kasoo horjeeday mooshinkii lagu riday ra’iisul...
View ArticleOday dhaqameedyo ka soo jeeda gobollada galbeed kuna hadlay magaca beelaha...
Awdalpress – London – Beelaha Gadabuursi ee degaanka ku ah Gobollada Awdal, Salal iyo Gebilay oo ayaa ayaamahan ku mashquulsan muran cusub oo ka dhashay dhawaq adag oo dhawaan ka soo yeedhay Suldaan...
View ArticleMadax-Dhaqameedka Degmada Baki Iyo Dilla Oo Digniin U Diray Shirkada Macdanta...
Baki(Awdalpress) 10.Dec.2014-Madaxdhaqameedka iyo Cuqaal ka soo jeeda Deegaanada Baki iyo Dilla ayaa si adag u cambaareeyey shirkada macdanta ka qodaysa degmada Baki deegaano hoos yimaada ,isla...
View ArticleMacallin Jaamacad Oo Lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho(Awdalpress) 10.Dec.2014–Macallin wax ka dhigi jiray mid ka mid ah jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu dilay weerar ay geysteen rag gaari saarnaa. Rag hubeysan oo aan haybtooda la...
View ArticleImaaraadka Carabta Oo Taageeraya Soomaaliya
Abu Dubay(Awdalpress) 10.Dec.2014-Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horreysay 500,000 oo dollar ugu tabarrudcay maal-gelinta arrimaha siyaasadda ee dalalka Soomaaliya iyo...
View ArticleGolaha Ammaanka Ee Q/ Midoobay Ayaa Ugu Baaqay Soomaaliya Midnimo Xilli Ay...
New York(Awdalpress) 11.Dec.2014-Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo mideysan iyadoo golahu uu...
View Article