Awdalpess – Hargeysa – Wasiir ku xigeenka Somaliland Xasan Daahir Dhinbiil oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa jawaab adag ka bixiyey hanjabaaddii ka soo yeedhay Suldaan Abiibakar Wabar ee uu ku iclaamiyey dagaal ka dhan ah maamulka Somaliland.
War saxaafadeedka wariis ku xigeenka oo cod iyo muuqaal ah halkan ka dheeho:
Awdalpress