Qofka bani Adam-ka ah waxa deeqaa waa xornimo iyo caddaalad, haddii uu waayana waxa uu noqdaa qof gumoobay, oo noloshiisu aanay dhan dhan lahayn. Haddaba heestan oo murti badan xambaarsan, kana warramaysa xorriyadda, dulmiga iyo sida looga dagaallamayo halkan ka dhegeyso:
Awdalpress