Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Calanka Itoobiya Oo Lagu Gubay Magaalada Hargeysa

$
0
0

Breakingnews.Hargeysa(Awdalpress) 14.Dec.2014- warar lagu kalsoon yahay ee  aan ka helayno magaalada  hargeysa ayaa sheegaya in kooxo aan la garanaynin cid soo abaabushay ay sameeyeen banaanbax ay ku gubeen calanka itoobiya taasi oo ay sobab uga dhigayeen xiisada ka taagan gobolada galbeedka somaliland taas oo la sheegay in ay xukuumada somaliland Banaanbaxani  cid aanay u qabtay jirin   isla markaasina warbaahinta hargeysa ka hawl gashaa  aanay wax ka qorin waxna ka sheegin dhacdadaasi maanta ka dhacday magaalada Hargeysa . waxaa si soo taraya mugdi hadheeyey xidhiidhkii dublamaasiyadeed ee ka dhexeeyey labada dhinac Somaliland iyo itoobiya ,la taliye sare oo ka tirsan wasaarada gaashaandhiga ee somaliland oo diiday in magaciisa la sheego  ayaa u sheegay shabakada awdalpess in xidhiidh ka dhaxeeyey wasaarada  gaashankiga iyo sarkaashiisa amaanka itoobiya uu hoos u dhac ku yimiday tani iyo intii dublamaaysiyiintii  itoobiya  lagu baadhay degmada gabiley oo  laga qaatay sirtii iyo qalabkii  Kobuyuutarada s ee ay wateen taasi oo dadkii falkaasi gastay Maamulka  somailand cid aan y ku qabtay jirin .

Awdalpress/Desktop.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images