Boorama(Awdalpress) Suldaan ciise suldaan cabdilaahi suldaan Suldan Cumar oo ka mid ah salaadiinta Gobolada Galbeedka ayaa maanta ka hadlay ciidamada lagu soo daadgureeyey gobolada Galbeedka ,Xildhibaano iyo dhalinyaro xabsiga loo taxaabay isla markaasina loo gudbiyey Xabsiga Mandheera ee Degmada Berbera , suldaanku waxaa kale oo uu ka hadlay isla markaasina taageeray hadalka ka soo yeedhay suldaan Abiibakar cilmi wabar .
Halkan Ka Daawo :





