Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Afka Ingiriisiga qaybta Sarbeebaha ka baro halkan

$
0
0

PhrasalLuqaduhu waa isku wada mid sida hab dhacoodu yahay, tusaale ahaan afka Somaligu waxa uu leeyahay kalmad la micna ah laba kalmadood oo la isku daray, sida…

Seexday = In badan buu soo jeeday oo wuu ka galay. Socday = Markii ballantii gaadhay ee ay iman weydey ayuu ka dhaqaajiyey.
Xiiseeyey = 
Buug fiican ayuu ahaa oo wuu ka helay.

Bal haddaba luqadda Ingiriiska oo hadallada noocan ahi ku badan yihiin halkan ka baro.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles