Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadkaa Dhawaaqayee, Dhulkooda Doonayaa, Haday U Dhiidhiyeen Allahayoow U Dhiib:

Burburkii dawladnimo Somalia intii ka dembeysay, qabiil kasta oo Soomalida ka mid ah waxaa maamula jabhado reerku samaystay (tribal militia). Qabiil walba sidaas ayuu dan mooday inuu ku badbaadi karo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Warlords: from the battlefields to the Blogs

The disintegration of the Somali republic into regions and self proclaimed states has passed through different stages.  I remember   in the 1990s, Warlords had the headlines of any story raised by the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii Marxuum DR. Saxardiid Faahiye Geelle oo shalay ku...

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Haddii aan nahay hawl wadeennada shabakadda Awdalpress waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka baxay Alla u naxariitee DR Saxardiid Faahiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tirsigii 4-aad Dhibaatada Cakiran ee ku habsatey Dhilinyarada Somaliland iyo...

Hordhac: Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65%, ardeyda dugsiyada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare iyagana waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Muxaafidka Ah Oo Ansixiyey Miisaaniyada 2015 iyo...

Hargeysa(Awdalpress)  15.Dec.2014-Mudaneyaasha Muxaafadka ah ee Wakiilada ayaa maanta duuduub ku ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo mudo hortaalay golaha.Ansixinta miisaaniyadda waxaa ka maqnaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Dhalinyaro Kulan La Yeelatay...

Boorama(Awdalpress) Iyada oo labadii todabaad ee ugu dambeeyey ay Gobolada galbeedka ka taagnaayeen xiisado marba marka ka dambeysa isa soo tarayey taasi oo ka dambeysay ka dib markii uu suldaan ka mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dugsiga Sare Ee Sh.Cumar Goth Ee Magaalada Dilla Oo Deeq Buug Ah La Soo...

Dilla(Awdalpress) 15.Dec.2014-  Deeq buug ah oo ka timiday haweenka qurbo-joogta dalka ingiriiska ee Goboladka Awdal oo ay hormuud u tahay Sucaad Mustafe Cabdiraxmaan Qaadi ayaa maanta la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Beesha Dhexe Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey...

Faalo:   ka dib markii uu suldaan Abiibakar cilmi wabar oo ka mid ah salaadiinta Gobolada Awdal iyo Salal uu cajalada iska soo duubay isla markaasina ku sheegay isaga oo ku hadlaya afka Beelaha dega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duubabka Dhaqanka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xiisada Gobolka

Boorama(Awdalpress) 16.Dec.2014- Madaxdhaqameedka iyo salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa Markii ugu horaysay warbaahinta la hadlay tani iyo markii suldaan Ka mid ah salaadiintaaasi uu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Xaalada G/Awdal

Hargeysa(Awdalpress)  16.Dec.2014-wasiirka gaashaankiga somaliland Ahmed cali cadami ayaa markii uu hargeysa ku laabtay warbaahinta la hadlay isla markaasina sheegay in labo cisho lagu soo gaba gabayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH; Madaxweynaha Somalia oo magacaabay ra’iisal wasaare cusub.

Awdalpress – Muqdisho – Ra’iisal Wasaarihii la filayey in la  magacaabo oo goor dhaweyd uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Seekh Maxamuud u magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Warkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoonyahanada Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Taagan Gobolka

Boorama(Awdalpress) aqoonyahanada Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Boorama waxaanay kaga hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin , in xukuumada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madasha wada tashiga iyo labada xisbi mucaarid oo si weyn u soo dhaweeyey...

Awdalpress – Hargeysa – Siyaasiyiinta ku bohoobay golaha Madasha Wada Tashiga iyo xisbiyada mucaaridka ah oo maanta shir jiraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si aad ah u soo dhaweeyey baaqii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Samaroon : Hiigisga Dheer iyo Hagardaamooyinka ku Xeeran.

Sida tariikhada qoran iyo mida muuqataba ku xusan , insaanku wuxu soo maray ilbaxnimooyin kala horeeyey oo midba midka kale ku xirantahay. Kacdoonka shacbigu (Revolution) wuxu ahaa mid kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Ku Socota Qoyska iyo Qaraabada Marxuum Dr Saxardiid Abdi Fahiye

You lilaahi and should elayhi rajicuun I here the exact diraynaaary family and left to qarabaddi Compound Garden wearabi Do ya Dr Abdi Faahiye happen. Samir come and give us all the teen shot him I...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Jaraid Oo ay Qabteen Odayaal Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Hakad galiyey...

Boorama(Awdalpress) 17.Dec.2014-Cuqaal iyo madax dhaqameed  ka daba hadlay suldaankooda suldaan ibraahim jaamac samatar kuna hadlay hadal khilaafsan ama ka soo horjeeda baaqi uu jeediyey suldaankoodu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Waran Cadde oo saxaafadda la hadlay ayaa qariyey socdaalkiisii Addis...

Awdalpress – Hargeyssa – Wasiir Waran Cadde oo muddaba ku maqnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia, halkaasi oo la sheegay in ay u tageen sidii ay dawladda Ethopia uga caawin lahayd Suldaan Wabar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Aqoonyahanada Gobolka Awdal Oo uu Hormood u yahay Prof: Suleyman oo...

Boorama(Awdalpress) 17.De.2014 – aqoonyahanada gobolka Awdal ayaa markii ugu horaysay shir jaraaid ku qabtay magaalada Boorama waxaana si buuxda ugu taageereen tabashadii ay salaadiinta beelaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afka Ingiriisiga qaybta Sarbeebaha ka baro halkan

Luqaduhu waa isku wada mid sida hab dhacoodu yahay, tusaale ahaan afka Somaligu waxa uu leeyahay kalmad la micna ah laba kalmadood oo la isku daray, sida… Seexday = In badan buu soo jeeday oo wuu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadalkii Pro Suleyman Oo Dhameystiran iyo Taariikh Uu Ka Sheekeeyey

Borama (Awdalpress) 17.Dec.2014-Prof Suleyman Ahmed Guuleed oo hormuud u ahaa aqoonyahanadii shirka jaraid qabtay ayaa iftiimiye:y waxyaabo badan oo bulshada ka qorsoonaa Halkan ka DAAWO MUUQAALKA OO...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live