Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah: Ciidamo La Soo Dhoobay Wadooyinka Magaalada Boorama

Boorama(Awdalpress) 18.Dec.2014 -shacabka ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka ku soo toosay ciidamo faro badan kuwaasi oo la dhigay dhamaanba wadooyinka waaweyn ee soo Gala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka duulista:- M/weynaha waxaan idhi inta beel Isaaq ahi haysato...

Awdalpress – London – Kulan ay  weftiga wasiirada Somaliland iyo iskuduwayaasha wasaaradaha gobolka Awdal ku wada yeesheen xafiiska wasaarada Qorshaynta ee Borama,  ayaa lagaga wada hadlay xaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Ahmedyaasiin oo si adag uga hadlay cabashooyinka soo noq noqonaya,...

Awdalpress – Hargeysa – Waxa bilowday dagaal qabow oo u dhexeeya maamulka Somaliland iyo gobollada galbeedka Somaliland. Waxana cirka isku shareeray xumadda siyaasadeed ee u dhexeeya labadaa garab. Oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahaatay Dhamaad Aduunyadan ,Xaqiiqadan Aadisteeda Adkaysi Ha Loo Lahaado...

Boorama-Awdalpress..Abwaan Afgudhiye iyo Gabaygiisii Oday Biiqay Halkan Ka Daawo :

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Finland oo xayiraad dhinaca dhaq dhaqaaqa ah ku soo rogtay afar qof...

Awdalpress – Muqdisho – Dawladad waddanka Finland ayaa xukun dhaq dhaqaaqooda lala soconayo ku ridday maanta afar qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo loo haysto dambi ah inay dhaqaale ku taageereen Xarakada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Abdirahman Saylici oo Guriga guurtida...

‘Madaxweyne ku xigeenka Somaliland waa inankayagii deeqda uu maanta degaankiisa ugu deeqayna waa mid caddaynaysa in aanu marnaba illowsanayn’ sidaa waxa yidhi nin ka mid ah waxgaradka degaanka oo aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH. War hadda naga soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa sheegaya...

Awdalpress – London – War lagu kalsoon yahay oo goordhaweyd soo gaadhay xafiiska awdalpress ee magaalada London ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Madaxweyne Ahmed Siilaanyo u  bixi doono magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta waxa magaalada Muqdisho iyo dalka Somalia laga xusayaa 71 guuradii ka...

71-sano ayaa ka soo wareegtay sanadkii la aasaasay ciidammada Poliiska Somalia oo ku beegan maanta oo ah 20kii  December ah sannadka 2014, waxana magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ka socota...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Dhawal ,Suldaan Samatar Oo Sheegay In Aanay La Qabin Hadalkii Suldaan...

Boorama(Awdalpress) 20.Dec.2014 -Qaar ka mid ah salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland oo uu ka mid yahay Suldaan Cabdirahman Jamac Dhawal ,Suldaan Ibrahim Jamac Samatar ayaa sheegay in aanay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo iyo bogaadin ku socota xildhibaan Ahmedyaasiin Sh. Ali Ayaanleh.

Awdalpress – London – Aniga oo ku hadlaya magaca Jaaliyadda reer Awdal ee dalka Ingiriiska waxa aan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diynaa Xildhibaan Ahmedyaasiin Sh. ALi Ayaanle oo si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiiskii Ay kala Saxiixdeen Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland

Djabouti (Awdalpress) 21.Dec.2014-Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta magaalada Djibouti ku saxiixay heshiis ka kooban 6 qodob halkan ka akhriso heshiiskii maanta ay kala saxiixdeen ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Oo Tababar U Soo Xiray 1,033 Askari

Muqdisho(Awdalpress) 22-12-2014-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xerada ciidanka Jasiira ee Muqdisho tababar ugu soo xiray 1,033 askari. Ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxdhaqameedka Bariga Baki Oo Digniin Kulul U Diray Xukuumada Somaliland

Boorama(Awdalpress) 22-12-2014-Madax dhaqameedka Bariga degmada Baki iyo Deegaanka Dilla ayaa digniin adag u dirtay Xukuumada Somaliland taasi oo ay sheegeen hadii aanay si deg deg ah uga soo jawaabi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamadii Ugu Badnaa Oo Ku Soo Jeeda Boorama iyo Dareenka Ku Xeeran

Boorama(Awdalpress) 22.12.2014-qaar ka tirsan shacabka degmada Gabilay  oo ay shabakada wararka  Awdalpress la xidhiidhay ayaa noo xaqiiyey in Baabuur tiradooda lagu qiyaasay 30 Kuwaasi oo isku jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka mid ah Odayada Dhaqanka Gobolada Galbeedka Oo sheegay In La Qabanyo...

Boorama(Awdalpress) gudida salaadiinta dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland oo maanta shir jaraid ku qabtay magaalada Boorama ayaa hoosta ka xariiqay in shirkii beelaha gadabursi uu qabsoomi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La kulmaya Dhiggiisa Masar, El-Sisi

Qarira(Awdalpress) 29.Dec.2014-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qahira ee xarunta dalka Masar. Madaxweynaha ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney ka tirsanayd Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho(Awdalpress) 30.Dec.2014-Koox hubeysan ayaa maanta degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dishay haweeney ka shaqeyn jirtay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Maryan Axmed Boote ayaa la toogtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Abgaal Oo Fariin U Diray Warbaahinta iyo Xisbiyada Mucaaridka

Boorama(Awdalpress) 30.Dec.2014- Wasiirkaa Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ahaa wefti wasiiraha oo ku sugan magaalada Boorama ayaa mar uu warbaahinta la hadlayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Warancade Oo Xadhiga Ka Jaray Wadada Sh.Cali Jawhar Ee Magaalada Boorama

Boorama(Awdalpress) 30.Dec.2014-wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali warancade Oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Boorama ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo ay shacabka ku dhaqan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalladda ururka dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo maanta hoggaan cusub loo...

Dallada Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Hoggaanka  Cusub u doortay Siyaad Cumar Cali. Awdalpress

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live