Boorama(Awdalpress) 30.Dec.2014-wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali warancade Oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Boorama ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo ay shacabka ku dhaqan xaafadaasi sheekh cali jawhar iyo Hay’ada Asarda iska kaashadeen dhameystirka iyo laami ka dhigida wadadaasi
Halkan Ka Daawo: