Awdalpress – Hargeyssa – Wasiir Waran Cadde oo muddaba ku maqnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia, halkaasi oo la sheegay in ay u tageen sidii ay dawladda Ethopia uga caawin lahayd Suldaan Wabar oo duufaan siyaasadeed kala soo horjeestay. Laakiin saxaafadda oo uu kula hadlay markii uu Hargeysa ku soo noqday, ayuu dhinac maray sababtii ay u tegeen dalka Ethopia. Balse su’aalo la weydiiyey oo ku saabsanayd arrinta Suldaan Wabar iyo ciidammada la dul dhigay degaannada galbeedka ayuu kaga jawaabay hadallo aan looga baran.
Bal hadda halkan ka daawo:
Awdalpress