Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shir Jaraid Oo ay Qabteen Odayaal Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Hakad galiyey Ergadii Loogu Tagi Lahaa Suldaan Wabar

$
0
0

cuqaalBoorama(Awdalpress) 17.Dec.2014-Cuqaal iyo madax dhaqameed  ka daba hadlay suldaankooda suldaan ibraahim jaamac samatar kuna hadlay hadal khilaafsan ama ka soo horjeeda baaqi uu jeediyey suldaankoodu oo ahaa ” in shacabka iyo dowladuba uga dambeeyaan arinta suldaan Wabar oo loo daba joogsado salaadiinta waaweyn” kaasi oo uu suldaanko kaga hortagayey khilaaf iska daba hadal ku yimaada beelaha Gobolka Awdal ,arintani waxay hakisay safarkii salaadiintu ugu tagi lahaayeen suldaan wabar .

odayda hadlay waxaa daba ka riixayey xubno xukuumada ka tirsan oo iyagu dano siyaasadeed ka leh arinkaasi .

Halkan Ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles