Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dugsiga Sare Ee Sh.Cumar Goth Ee Magaalada Dilla Oo Deeq Buug Ah La Soo Gaadhsiiyey

$
0
0

buug gudoonsiinDilla(Awdalpress) 15.Dec.2014-  Deeq buug ah oo ka timiday haweenka qurbo-joogta dalka ingiriiska ee Goboladka Awdal oo ay hormuud u tahay Sucaad Mustafe Cabdiraxmaan Qaadi ayaa maanta la soo gaadhsiiyey dugsiga sare ee sheekh cumar good ee Magaalada Dilla ee Gobolka Awdal , waxaana munaasibadii lagu gudoonsiinayey buugtaasi oo loo soo wakiishay xidlhibaan ahmed cadoosh ka soo qayb galay gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka degmada Boorama Maxamed Muxumed Faarax,maamulka iyo macalimiinta dugsigaasi iyo qaar ka mid ah bulshada deegaankaasi .

Halkan Ka Daawo :

Awdalpress/Dilla


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles