Hargeysa(Awdalpress) 31.Dec.2014-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali waran cade oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa maanta Digreeto ka soo saaray waddada hormarta aqalka madaxtooyada Somaliland oo uu sheegay in ay noqonayso oo kaliya hal jid oo jiha kaliya u socda .
halkan ka daawo :