Awdalpress – Hargeysa – Madaxweynaha dalka Somaliland mudane Ahmed Siilaanyo ayaa qudbaddiisii sannadka cusub aad uga hadlay xaaladda galbeedka iyo Suldaan Wabar, waxana uu ku hanjabay in tallaabo sharciya laga qaadi doono. Sidoo kale waxa uu iyana ka hadlay buuqa ka jira Magaalada Hargeysa, ee ay xisbiga KULMIYE isku hayaan ninkii beddeli doona kurisigiisa, waxana uu ka digay in aan dushiisa la isku qab qabsan, si cadna waxa uu u sheegay in uu kursigan isagu ku fadhiyo, isla markaana aan loo baahnayn is isaga oo nool oo ku fadhiya la isku qabsado.
Bal nala dhegeysta:
Awdalpress






