Boorama(Awdalpress) Suldaan Abiibakar cilmi wabar oo ka mid ah salaadiinta Gobolka Awdal ayaa wareysi uu siiyey telefishanka Universaltv Kaga jawaabay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo kaasi oo khudbad sanadeedkiisii ku soo daray suldaanka .
Halkan Daawo:
Borama/Awdalpress.com





