Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Siilaanyo oo sannadkii cusbaa ka hadlay arrinta Suldaan Wabar iyo Tabashadii uga timid gobollada galbeedka Somaliland oo aad looga hadlayo ( Video….halkan ka dhegeyso waraysi arrintaa ku saabasan )

$
0
0

Waraysi2Awdalpress – London – Siyaasadda miisaanka leh ee Somaliland kaga soo korodhay gobollada galbeedka ayaa dhinbiil dab ah ku noqotay xukuumadda Somaliland, waxana illaa immiga ay maamulka Somaliland u maara la’yihiin dhinicii ay kaga tegi lahaayeen xal ay u helaan arrintan aan hore u soo marin Somaliland. Illaa iyo intii ay bilaabantayna waxa aad uga hadlay siyaasiyiin, oday dhaqameedyo iyo dadka u dhuun daloola siyaasadda geeska ee ka faallooda hadba waxa dhacaya.

Haddaba maanta waxa aan halkan idiinku haynaa, waraysi kooban oo shabakadda hadhwanaagnews la yeelatay Ahmedweli Sh. Omer Goth oo wax ka qora siyaasadaha gobolka geeska Afrika kuna sugan dalka Ingiriiska.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images