Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tartan Kubada Cagta Ah Oo Lagu Magac Daray Ugaas Mustafe Ayaa Lagu Soo Xidhay Degmada Lughaya

$
0
0

lughayalughaya(Awdalpress) 10-Jan-2015-tartan Kubada Cagta ah oo lagu magac daray Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim ayaa lagu soo gaba gabeeyey degmada Lughaya ee Gobolka Awdal halkaasi oo ay ku tartamayeen 6 kooxood oo ka jira deegaankaasi .

Halkan Ka Daawo:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles