Dawladda Somalia oo u Digtay Shirkad Shiine ah oo Saliidda Baarta
Muqdisho(Awdalpress) 07-jan-2015-Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Macdanta iyo Petrol-ka ee Dawladda Federal-ka Somalia ayaa lagu sheegay in ay wasaaraddu digniin u dirayso shirkad kuwa macdanta...
View Article12 Qof oo Ku Dhintay Weerar ka Dhacay Paris
Weerar ka dhacay xarunta Majallad Wareed ka soo baxda dalka Faransiiska oo la yirahdo, Charlie Hebdo, ayaa lagu dilay 12qof shan qof oo kalena si xun ayaa loogu dhaawacay si uu sheegay Booliska. Niman...
View ArticleGaas: Waxaan Qabanay Saraakiil Shabab ah
Dagaallo kale oo hor leh ayaa maalintii saddexaad waxay ka dhaceen buuralayda Galgala kuwaasi oo dhexmaray ciidamada maamul Goboleedka Puntland iyo maleeshiyada ururka al-Shabab. Madaxweynaha Puntland...
View ArticleQODOBKEENNII TAARIIKHDA: Halkan waxa aad ka daawan kartaan cashar ku saabsan...
Prof. Mohamed Abdi Gandhi oo ka mid ah aqoon yahannada Somaliyeed ee isku hawla soo ururinta taarikhda Somalida iyo asal ahaan halka ay ka kala yimaaddeen. Isaga oo in badan kaga soo hadlay meel badan...
View ArticleGuddoomiyaha ururka Saxafiyiinta gobollada galbeedka Somaliland iyo...
Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta gobollada galbeedka Somaliland Haashim Sh. Omer Goth ayaa ka hadlay arrinta SOLJA, oo ay suxufiyiinta gobollada galbeedka Somaliland ay iclaamiyeen in ay ka bexeen...
View ArticleWar-Saxaafadeedka Dowlada Federalka Soomaaliya Ay Ka Soo Saartay Macdanta...
The Somali Federal Government, represented herein by the Ministry of Petroleum and Mineral Resources, provides a stern warning to all companies operating illegally in Somalia on the basis of suspect,...
View ArticleFaransiiska oo Aqoonsaday Raggii Weeraray Wargeyska
Hay’adaha Ammaanka ee Dalka Faransiiska ayaa aqoonsaday kooxdii geysatay weerarka ay ku dhinteen 12-ka qof oo lagu qaaday Wargeys ka soo baxa dalkaaasi. Mid ka mida dadkii weeraray Wargeyskaas ahaana...
View ArticleMaxaabiistii u badnayd ayaa laga sii daayey Guantanamo Bay
Maraykanka ayaa sannadkii dhammaaday sii daayey maxaabiis badan oo ku xidhnayd Xabsiga uu leeyahay Milateriga Maraykanka ee Guantanamo Bay, Cuba. Maxabiistii ugu dambaysay ee laga sii daayo xabsiga...
View ArticleWar Deg Deg Ah : Gudoomiyihii iyo Xoghayaha Ururka Dhalinyarada G/Galbeedka...
Boorama(Awdalpress) 08.Jan.2015-Gudoomiyaha DALADA dhalinayrada Gobolada Galbeedka Somaliland ee GAASHAAN Mudane Cabdikhadar Maxamed Aaden ,Xoghayaha Cabdiwahab Cumar Shardi iyo Afhayeenkii...
View ArticleShirka wasiirrada Arrimaha dibadda ee ururka IGAD oo ka dhacaya Muqdisho iyo...
Awdalpress – Muqdisho – Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho, isaga oo ka mid ah wasiirrada IGAD ee shirka...
View ArticleTartan Kubada Cagta Ah Oo Lagu Magac Daray Ugaas Mustafe Ayaa Lagu Soo Xidhay...
lughaya(Awdalpress) 10-Jan-2015-tartan Kubada Cagta ah oo lagu magac daray Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim ayaa lagu soo gaba gabeeyey degmada Lughaya ee Gobolka Awdal halkaasi oo ay ku tartamayeen 6...
View ArticleWeerar Labaad Oo Ka Dhacay Paris
Koox hubaysan ayaa dad ku haysata goob laga dukaamaysto oo ku taalla magaalada Paris, xilli ciidamada ammaanka ee dalka Faransiisku ay xidheen dhinaca woqooyi ee magaalada Paris, halkaas oo lagu...
View ArticleFAALLO KOOBAN: Shirka Beelaha Gadabuursi ee weli qabsoomiddiisa la isku hayo,...
Shirkan ay oday dhaqameedyada Beelaha Gadabuursi qaarkood iclaamiyeen, in dhawaan shir guud oo ay beelaha Gadabuursi yeelan doonaan lagu qaban doono dooxada Gob. Kaasi oo aan hore uga soo sheekaynay...
View ArticleShirka IGAD Oo La Soo Gabagabeeyay
Shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee urur goboleedka IGAD ayaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Shirka oo ku saabsanaa arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galay...
View ArticleWasiirrada ka qeyb-galay shirka IGAD ee Muqdisho oo dhoofay
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ee ka qeyb-galayay shirka maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle....
View ArticleMuse Miix Oo Walaac Ka Muujiyey Dhalinyaro(Gangs) Oo Dhibaato Ku Haya...
Hargeysa(Awdalpress)January-10-2015-Hogaamiyaha Xisbita talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibaatada ay bulshada ku hayaan Dhalinyaro Kooxo ah oo rabshado...
View ArticleNORTH SOMALIA SIMODI- The Effects of Mineral Resource Mining By Degan Nageye
This might not be a well-known fact, but the regions of North Somalia (Awdal) especially the vast mountain regions contain a vast majority of natural resource minerals such as rock, salt, gemstone,...
View ArticleCambaareynta Xidhitaanka C/wahaab Cumar Shardi IYO Dhalinyarada Ku Xidhan...
Salam calaykum dhamaan umada reer Awdal, Salal iyo Gabilay dal iyo dibad ba. Aniga oo ah Degan Abdillahi Ibrahim Nageeye oo degaan dalka UK garahan magalada London. Sida aad ula socotan beryahan waxa...
View ArticleWar Deg Dega Ah: Suldaan Reer Hargeysa ah Oo La Soo Qabtay Isaga oo ku sii...
Suldaan xiine oo ka mid ah salaadiintiinta beesha habar-yoonis iyo gaadiid uu wato ayaa laga soo qabtay isaga oo u sii gudbaya buuralayda suldaan wabar kuwaasi oo imika ku xidhan saldhiga dhexe ee...
View Article