Prof. Mohamed Abdi Gandhi oo ka mid ah aqoon yahannada Somaliyeed ee isku hawla soo ururinta taarikhda Somalida iyo asal ahaan halka ay ka kala yimaaddeen. Isaga oo in badan kaga soo hadlay meel badan taariikhda iyo isirka Somalida.Ayaan haddaba xalqaddan oo ah tiisii labaad soo qaadannay, waxana uu kaga hadlaya; sida qabiilooyinka Gadabuursiga qaarkood ay u sheegtaan Daaroodka, amma kuwo Daarood ah loogu sheego in ay ka yimaaddeen Gadabuursi iyo Isaaqa qabiilooyin ka mid ahi halka ay asal ahaan ka soo jeedaan ama guud ahaanba beeluhu sida ay isku sheeg sheeg taan xilliyada qaar, ayaan jeclaysannay in aad nala wadaagtaan qormadan ee ku soo dhawaada:
Awdalpress