Guddoomiyaha qaban qaabada shirka Gadabuursi mudane Mohamed Abdillaahi...
Awdalpress – Borama – Mudane Mohamed Abdillaahi Xaaji Obsiye oo ku hadlaya magaca dadka dega degaanka Buurta SIIMOODI, waxa uu tibaaxay in aanay shaqada macdan qodista ay wasaaradda macdanta iyo...
View ArticleSuldaanka Guud Ee Salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Shir jaraa’id...
Boorama(Awdalpress) 11-Jan-2015-Suldaanka Guud ee Salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland oo maanta shirjaraid ku qabtay magaalada Boorama ee Xarunt Gobolka Awdal ayaa kaga hadalay arimo dhawr ah oo...
View ArticleRW Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Danjiraha Britain ee Soomaaliya
Muqdisho(Awdalpress) 11-Jan-2015–Raysul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Britian u qaabilsan Soomaaliya Neil Wigan. Labada mas’uul...
View ArticleDAAWO :Xoolo U Dhintay Sunta Macdanta Laga Baadho Buurta Siimoodi ee Gobolka...
Baki (Awdalpress) 300 oo neef oo adhi ah ayaa ku dhintay deegaanka degmada Baki kuwaasi oo dadka deegaanku sheegeen in adhigaasi biyo cabeen ,ka dib markii la dabagalay sobabtay keentay xoolahaasi ku...
View ArticleLiiska Wasiirrada uu Ra’iisal wasaare Omer Abdirashid u soo magacaabay...
Awdalpress – Muqdisho – Magacyada Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Magacyada Wasiirada 1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku...
View ArticleCiidamo wata Tikniko faro badan oo Hargaysa ka tegay oo gaadhay Buuraha...
Awdalpress(Siimoodi) 12 Jan, 15– Ciidamao wato Gaadiid Tikniko ah oo tiro badan ayaa gaadhay deegaanka Buuralayda ee Siimoodi, ciidamadan oo ka soo kicitimay dhanka Hargaysa, waxay soo gaadheen...
View ArticleDaawo: Shirjaraaid Shirkii Deegaanka GEB wuxuu furmayaa 20 bishan iyo...
Daawo: Shirjaraaid Shirkii Deegaanka GEB wuxuu furmayaa 20 bishan iyo Dhawaaqa ka soo baxaya madaxda dhaqanka ee G/Awdal oo is Faham la’aani ka Muuqato
View ArticleSLDERSFFE Press Release: 2015 Biometric Registration and Election: Will...
Somalilanders For Free & Fair Elections (SFFE) Two events cast a shadow over the forthcoming 2015 biometric registration and elections. The two were the 2008 failed biometric registration and the...
View ArticleSiilaanyo Oo Markii Ugu Horaysay Safar Ku Tagi Doona Baki iyo Dareenka Ku Xeeran
Siilaanyo oo socdaal ku imanaya Markii u horaysay taariikhda degmada Baki iyo Buuraha Siimoodi, Ujeedada safarkiisa oo ku soo beegmaysa xili koox Shiine ah laga caydhiyay deegaanka Siimoodi oo ay ka...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Dawga Cad
Hargeysa(Awdalpress)January-13-2015-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo saaka u ambabaxay Jidka dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa xadhiga ka...
View ArticleDr. Bayle iyo Siyaasada Arimaha Dibada Soomaaliya
Tan iyo burburkii dawaladi dhexe ee Soomaaliya waxaa la odhan karaa ma jirin siyaasad arimaha dibada ama xidhiidho caalami ah oo buuran oo jirey oo ay lahaayeen hogaamiye kooxeedyadii iyo dawladihii...
View ArticleMusharax Suleymaan Qolonbi Oo Wareysi Dheer Kaga Hadlay ,Suldaan Wabar iyo...
Boorama(Awdalpress) 13-Jan.2015- musharax suleymaan Barkhad qolonbi oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga wadani ayaa wareysi dheer kaga hadlay sida loo kala...
View ArticleSuldaan C/raxmaan Maxamed Suldaanka Geeska Afrika ” Anigu ma ahayn Suldaanka...
Awdalpress(Hargaysa) 13 Jan, 15– Suldaan C/raxmaan Maxamed Aaden oo lagu Magacaabo Suldaan Geeska Afrika ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay Shabakada Awdalpress ku sheegay in aanu ahayn madaxdhaqameed...
View ArticleBerbera Oo Mudaharaad ka Dhacay
Berbera(Awdalpress)January-14-2015-Banaanbax lagaga soo horjeedo Wareejinta Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera. Dadweyne ka cadhaysan qorshaha socda ee...
View Article“Waxaan Ka Xaal Bixinayaa Sida Ay U Turjumeen Hadalkaygii Ee Aanan Anigu U...
Hargeysa(Awdalpress)14.Jan.2015:-Siyaasiga ruug cadaaga ah ee horena u haan jirey wasiirkii hawlaha guud iyo guryeynta xukuumadii Daahir Riyaale Kaahin, ayaa si adag uga hadley hadal ku jirey waraysi...
View ArticleMasuuliyiin ka Tirsan Xukuumada Siilaanyo Oo Dhibsaday Warbixin Ay Awdalpress...
Boorama (Awdalpress) 14.Jan.2015- Masuuliyiinka tirsan xukuumada siilaanyom ayaa dhibsaday warbixin ay shabakada Awdalpress ka diyaarisay dhibaatada ay shirkada shiinaha ee Macdanta ka Qodaysa Buurta...
View ArticleWar Deg Deg Ah: M.Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey Laba Xildhiban Oo Ka Tirsan...
WAR-SAXAAFADEED-Taariikhda: – 14/01/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2911/012015, uu cafis ugu...
View ArticleDuubabka Dhaqanka Beelaha Makaahiil ( Gadabuursi ) oo Taageerey Hadalkii...
Boorama (Awadalpress) Cuqaasha, hoggaanka dhaqanka iyo waxgaradka beelaha makaahiil ayaa taageeray baaqii uu dhawaan soo jeediyey Suldaanka guud ee beelaha Gadabuursi, Suldaan Sulaymaan Cali Ismail,...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Safar ku Tagay Degmooyinka Ka Dilla iyo Baki
Boorama(Awdalpress) madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa Fiidkii soo gaadhay magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal kaasi oo uu ku soo gabagabeeyey safar uu ku marayey Magaalooyinka Dilla...
View ArticleDaawo: M.Siilaanyo Oo Safar Ku Tagay Dilla
Dilla(Awdalpress) 15.Jan.2014-Madaxweyne siilaanyo ayaa maanta safar ku tagay Magaalada Dilla ee Gobolka Awdal halkaasi oo uu dhagax dhigay mashaariic uu sheegay in ay xukuumadiisu ka fulin doonto...
View Article