Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Duubabka Dhaqanka Beelaha Makaahiil ( Gadabuursi ) oo Taageerey Hadalkii Suldaan Sulaymaan Kuna Baaqey Shirka In Dib Loo Dhigo

$
0
0

Breakingnews.Boorama (Awadalpress)  Cuqaasha, hoggaanka dhaqanka iyo waxgaradka beelaha makaahiil ayaa taageeray  baaqii uu dhawaan soo jeediyey Suldaanka guud ee beelaha Gadabuursi, Suldaan Sulaymaan Cali  Ismail,  kaasi oo uu ku dalbanaayey in shirka  beelaha Galbeedka S/land dib loo dhigo, waxaaney soo jeediyeen in shirkaasi aanu hada ku habooney xaaladaha jira awgood sidaasi darteedna ay ku baaqeen shirkaa ilaa bisha Afraad  (April) ee sanadkan  dib lii riixo  si ugu suura gasho in sii fiican loogu diyaar garoobo.

 

Halkan ka daawo muuqaal warbixintaasi faahfaahinaya


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles