Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siilaanyo Oo Markii Ugu Horaysay Safar Ku Tagi Doona Baki iyo Dareenka Ku Xeeran

$
0
0

Siilaanyo oo socdaal ku imanaya Markii u horaysay taariikhda degmada Baki iyo Buuraha Siimoodi, Ujeedada safarkiisa oo ku soo beegmaysa xili koox Shiine ah laga caydhiyay deegaanka Siimoodi oo ay ka samaysteen Karasharka dhagax ridqa iyo Cagafyaha burburiya Buuraha oo ay ku qodanayeen Macdano Qaali ah, wararka ayaa intaas raacinaya in odaygu rabo in mashiinadaas iyo qodista macdanta la sii wado oo shaqaalaha loo tababaray ee ka soo jeeda deegaanka Bariga Burco ay hawsha sii wadaan, isla markaana dhoofinta macdanta iyo iibinteeda uu fuliyo wasiirka Bariga Burco U dhashay ee Xuseen Wejixun reer Hargaysa ku naanaysaan.
Xili ay dadka deegaanku ka gadoodeen boobka macdanta ee buuralayda Siimoodi..
Si kastaba ha ahaatee socdaalka siilaanyo ayaa ah mid uu ku tusayo Somalia amase Chine inuu deegaankaasi maamulkiisa hoos yimaad, xili uu buurahaasi keenay ciidamo badan.. La soc


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles