Boorama (Awdalpress) 14.Jan.2015- Masuuliyiinka tirsan xukuumada siilaanyom ayaa dhibsaday warbixin ay shabakada Awdalpress ka diyaarisay dhibaatada ay shirkada shiinaha ee Macdanta ka Qodaysa Buurta Siimoodi ku hayso deegaanka iyo duunyada ku dhaqan goobtaasi isla markaasina ka hadashiisay odayaal ka tirsan beelaha dega deegaanadaasi .
Halkan Ka Daawo :
Warbixinta Masuuliyiintu dhibsadeen