Boorama( Awdalpress) Gudoomiyaha gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa Maanta(Shaley) Shir Jaraa’id oo uu ku qabtey xafiiskiisa ayuu kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay diiwaan galinta, Tacshiirado rasaas ah oo meelo kala duwan oo magaalada ah lagu furey habeenadaii aan soo dhaafney, mucaaradka gaar ahaan gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xibiga wadani oo uu ba’an u weerarey iyo shirkii Gob ku soo gabagaboobey oo uu si weyn ugu hambalyeeyey una taageeray, intaas ka dib ayaa saxafiyiintu waydiiyeen su’aalihii ugu adkaa ee ay warbaahinta gobolka waydiiso intii uu maamulka Gobolka hayey.
Arimahaas oo dhameystiran kaga bogo muuqaalkan hoose.





