Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Maamulka Jaamacada Camuud oo Beeniyey Warar Sheegaya in ay iyagu Direen Dad isku Sheegey in ay Cilmi Baadhis ururinayaan

$
0
0

s&d Boorama (Awdalpress) Maamulka jaamacada Camuud ayaa beeniyey warar maalamahan la isla dhax maraayey magaalada Boorama kuwaas oo dad sheegayana in ay jaamacadu soo dirtey ay xaafadaha Boorama qaar ka mid ah dadka waydiinayeen su’aalo ku saabsan khilaafka S/land iyo Suldaan Wabar ka dhaxeya, Maxamed Maxamuud Jaamac Diiriye oo ah gudoomiye ku xigeenka Jaamacada ee arimaha bulshada iyo Saciid Xasan Habane oo ah agaasimaha xafiiska ardeyda iyo a talainta ayaa baaq ay wada jir u soo saareen wararkaas ku beeniyey waxaanay sheegeen in ayna waxa lug ah ku lahayn jaamacada camuud.
Baaqkaas oo faahfaahsan halkan ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles