Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

3 Muslimiinta Maraykanka ah oo la Dilay

$
0
0

Nin, xaaskiisii, iyo dumaashidii ayaa lagu dilay magaalada Chapel Hill ee gobolka North Carolina ee dalka Maraykanka, ka dib markii 46 jir uu dhamaantood xabbad la dhacay.

Saddexda dhibane ayaa dhamaantood ka soo jeeday dalka Suuriya, jaamacadana ka dhiganayey dalka Maraykanka.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images