Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fadeexad Hadheysay Xil-Wareejintii Badhasaabka Cusub iyo Dareenka Ku Xeeran,

$
0
0

xilBoorama(Awdalpress) 12.feb.2015-  Munaasibad Balaadhan oo xilka  ay ku kala wareegayeen Badhasaabka Cusub ee Gobolka Awdal Mr Ramaax iyo Badhasaabkii Hore Cabdoo ayaa maanta lagu qabtay  Dhismaha Xafiiska Wasaarada Qorsheyntu ay ku leedahay Magaalada Boorama halkaasi oo markii ay isku yimaadeen qaar ka mid ah wasiirada xukuumada siilaanyo ,madaxdhaqameed iyo masuuliyiinta degmadu ay suurto gal noqon wayday in lagu qabto Madashii loogu tala galay ka dib markii ay kala bateen dadkii madasha joogay iyo madashii lagu qabanayey xilka .

Ka Dib Waxaa madashii xil wareejinta loo wareejiyey Maana Guest House ee magaalada Boorama halkaasi oo lagu qabanayey xaflad lagu soo xidhay Bandhig Carweedkii ka socotay magaalada Boorama taasi oo sobabtay in ay isku dhacaan qaar ka mid ah wasiirada xukuumada Siilaanyo Iyo Qaar ka mid ah masuuliyiinta Borama Business Fair oo madashoodii loogu yimiday is xilka loogu kala wareejiyo badhasaabka cusub iyo kii hore .

Daawo Waxa Dhacay :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images