Boorama (Awdalpress) Muuqaaladani waa qaybo muhiim ah oo ka mid ah Carwadii dhawaan ku soo gabgabowdey magaalada Boorama, waxaanay shirkada waaeyni kaga hadlayaan wixii ay ka faa’ideen udadii ay socotey carwadu sidoo kale macaamiisha ayaa iyaguna sheegaya wixii ugu muhiimsanaa ee ay ka heleen goobta ay cawradu ka socotey.
Daawasho wacan
↧
Muuqaalo Ku Seegey oo Carwada Boorama ay Soo Bandhigtey
↧





