Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Duqeyda iyo Waxgaradka Degmada Quljeed Oo Cadeeyey In Suldaan Wabar Yahay Suldaanka Beeshooda .

$
0
0

cuqaashaQuljeed(Awdalpress) 17.feb.2015-qaar ka m id ah duqeyda iyo waxgaradka degmada Quljeed ayaa cadeeyey in suldaan wabar yahay suldaanka Guud ee Beesha jibriil yoonis isla markaasina ay doorteen dhamaan ergooyinka ardaayada jibriil yoonis isla markaasina waxay ganafka ku dhufteen hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah cuqaasha beeshaasi dudub oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen Suldaan Wabar

Halkan Ka DAAWO :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images