Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Abdirahman Cirro oo si adag uga hadlay qabsoomidda doorashada Somaliland. ( Video )

$
0
0

Cirro oo libaax ahAwdalpress – Hargeysa – Waa markii ugu horreysey oo uu Guddoomiye Cirro ku ladlo lahjad adag oo noocan oo kale ah. Waxana uu oogta ka caddeeyey in ay Xisibigiisa ka go’an tahay in haddii doorashadu xilligeedii dastuuriga ahaa uu ku dhici waayo, in xukuumadda iyo golaha wakiillada la kala diro, lana dhiso xukuumad wadaag ah oo dalka gaadhsiisa doorasho xalaal ah.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles