Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Abdirahman Cirro oo si adag uga hadlay...

Awdalpress – Hargeysa – Waa markii ugu horreysey oo uu Guddoomiye Cirro ku ladlo lahjad adag oo noocan oo kale ah. Waxana uu oogta ka caddeeyey in ay Xisibigiisa ka go’an tahay in haddii doorashadu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka UCID oo looga bartay hadal miisaaman, muxuu...

Awdalpress – Hargeysa – Mudane Abdirashid Hassan Matan oo u sharraxan M/xigeenka xisbiga UCID, muxuu ka yidhi hadalkii adkaa ee uu Guddoomiye Cirro kaga hadalay haddii dib u dhac ku yimaaddo doorashada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoraal maanta uu Muuse Biixi ka hor akhriyey golaha wasiirrada oo ku saabsan...

Qoraal Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka akhriyey maanta Fadhigii Golaha wasiirada Xukumada Siilanyo+Mawqifka Kulmiye hadii doorashadu dhici weydo waqtigii loo mudeeyay ama 26ka juun 2015-ka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax maanta lagu weeraray hoteel ay ku sugnaayeen xildhibaanno iyo madax...

Ugu yaraan saddex mas’uul oo ka tirsanaa dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay qaraxyadii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay maanta Central Hotel ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay tiro kalena ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jabuuti oo ku soo wajahan Muqdisho iyo Shir looga hadlayo...

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka looga hadlayo horumarinta Afka ee maanta...

View Article


Dhinacyada Yemen oo Heshiis Hordhac ah Gaadhay

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Yemen ayaa sheegay in xisbiyada kala duwan oo ay ku jiraan Xuutiyiinta Mucaaradka ah ee dhowaan awoodda la wareegay ay u dhowdahay inay gaadhaan heshiis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaysa Qaban qaabadii ugu Dambeysay Ee Shirka Caalamiga ah Ee Maalinta Afka Hooyo kaas oo daqiiqadaha soo socda lagu wado in uu ka Furmo Hotelka City Place Ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doodaha Kala Durugsan Ee Ucid iyo Kulmiye + Xukuumadda Oo Eedaymo Kula Dul...

Hargeysa(Awdalpress)Feb-21-2015-Gudoomiye Xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray,Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Warancadde, ayaa siyaabo kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada Ku Dhaqan Degmada Dilla Oo Ka Hadlay Dhibaatadii Jabhadii SNM U...

Dilla(Awdalpress) 21.Feb.2015 -bulshada ku dhaqan Degmada Dilla ayaa ka hadlay dhibaatadii ay Jabhadii SNM u gaystay dadkii iyo duunyadii ku dhaqanayd degmadaasi ,waxaanay dhaliil kulul u soo jeediyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirdoonka Turkiga oo Ogaadey Fal Lagu Dilaayey Gabadh uu Dhalay Madaxweynaha...

Ankara (AWP)Sirdoonka dalkaasi Turkiga ayaa dhawaan fashiliyey koox doonaysay in ay dilaan gabadh uu dhalay madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan gabadh oo lagu magacaabo Sumaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo u hanjabtay dukaamo ku yaalla Canada, US iyo UK

Awdalpress..22 Feb, 15–Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay muuqaal cusub oo ay ugu baaqayso taageerayaasheeda inay weeraraan xarumo laga dukaamaysto oo ku yaalla dalalka UK, Mareykanka iyo Canada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biyo La’aan Soo Foodsaartay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Dilla

Dilla(Awdalpress) 23.feb.2015-bulshada ku dhaqan degmada Dilla ayaa ka cabanaya biyo la’aan soo food saartay waxaanay maamulka Soomaaliland ka codsadeen in ceelal biyo ah loo qodo, sidoo kale qaar ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dab Qabsaday Suuqa Black Sea Ee Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka isgoyska Black Sea, kaasi oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaasi. Gaadiidka dab-damiska dowladda Hoose ee Xamar ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoghaya Cusub Ee D/Hoose Degmada Boorama Oo Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay

Boorama(Awdalpress) 23.feb.2015-waxaa maanta xarunta dowlada hoose ee degmada Boorama lagu qabtay Xil wareejinta xoghaya cusub ee degmada Borama taasi oo ay ka soo qayb galeen badhasaabka cusub ee...

View Article

Shirka Maka ee ka Hortagga Argagixisada

Sida ay baahisay wakaaladda Wararka ee Reuters, culimada Islaamka iyo ururada aan dawliga ahayn ee hoostaga dallad fadhigeedu yahay dalka Sucuudiga oo lagu magcaabo Muslim World League, ayaa shir uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka HIRAD Oo Tartan Orod U Qabtay Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Boorama

Boorama(Awdalpress) 23.feb.2015- Ururka HIRAD oo ka mid ah ururada bulshada ee ka jira Gobolka Awdal ayaa soo qaban qaabiyey tartan orod oo ay ku qabteen Dugsiyada sare ee ku yaala magaalada Boorama ee...

View Article

Xil.Axmed Cadoosh oo Sheegey In Mooshin La Isugu Iman Doono Bari ama Saadanbe...

Boorama (AWP) Xildhibaan Axmed Cadoosh oo ka mid ah golaha deegaanka Boorama kana mid ah xildhibaanadii ugu dhawaa duqa degmada Boorama ayaa cadeeyey in kulan ay golaha deegaanku isugu iman doonaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Golaha Wakiiladu Wuxuu Leeyahay Xeer Lagu Doorto Oo Dhaqan Gal Ah…Sharci...

Hargeysa(Awdalpress)Feb-24-2015-Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland, ahna afhayeenka xisbiga Waddani, Ibraahin Mahdii Buubaa, ayaa sheegay in Xukumaddu marmarsiiyo uga...

View Article

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Sheegay In Dalka Turkigu Taageersan Yahay...

Hargeysa(Awdalpress)Feb-24-2015-Guddida Wada hadalada Somaliland iyo Somalia u qaabilsan Xukumadda Siilaanyo, ayaa maanta kulan la yeeshay saddexda xisbi mucaarad ee Somaliland. Kulanka ayaa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabdhaha Jabuuti Oo Looga Adkaaday finalka koobka dalalka Carabta

Xulka kubadda cagta Jabuuti ee 17-jirrada, ayaa looga adkaayaday finalka koobka dalalka carabta ee juunyarka oo lagu qabtay dalka Qatar. Koobkan oo ah markii ugu horreysay oo la qabto, ayaa waxaa soo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live