Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sirdoonka Turkiga oo Ogaadey Fal Lagu Dilaayey Gabadh uu Dhalay Madaxweynaha Turkiga

$
0
0

??? ???90erdogan-Ankara (AWP)Sirdoonka dalkaasi Turkiga ayaa dhawaan fashiliyey koox doonaysay in ay dilaan gabadh uu dhalay madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan gabadh oo lagu magacaabo Sumaya Ordagaan,waxaanay sirdoonku sheegeen in kooxdaas lagu magacaabo dila la rabtey gabadhaas kooxda Fatxalaha Goolaan ama ( Kiyaan Muwaazi) waxaanay rabeen doorshada Baarlamaanka ee dalkaas ka dhaceysa bisha Juuley hordeed in arintaasi dhacdo oo madaxweynaha arinkaas lagu mashquuliyo.

Sirdonka Turkiga  ayaa helay warar qarsoodi ah iyo fariimo ay isku dhafasanayeen kooxadani nin ka tirsan oo lagu naanayso Fu’aad Cooni iyo rag ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo muxaaradka waaweyn ee dalkaas ka mid ah, waxaanaey fariimaha badanaa la isku direy bishii aynu soo dhaafney ee Janaayo 31keedii waxaana la isku waydaarsadey barta loo yaqaano Twwiter ka ee ka mid ah beelaha y bulshadu kuwada xidhiidho ee macluumaadka kooban la isku dhaafsado.

Fu’aad Cooni waa magaca  ergise ah waxaana loo la yaqaana ama uu yahay magaca rasmiga ah ee ninkani Imari Ooslo waaan qof ka mid ah sirdoonka laftooda horeyna u faafiyey warar ku saabsanaa dad la rabey in a xidh xidho oo ka tirsan ururkaas Kiyaan Muwaazi kuwaas oo baxadsey in =tii aan la xidh xidhin ka hor.

Waxaa ay sheegaakada labada dhinaca dhax martey sheegaysaa in dilka gabdhaaas la fuliyo sida ugu dhakhsaha badan loona soo kireysto arintaas nin laayaan ah oo Maraykanka laga keeno kaasi oo ah dadka aan waxba u aaba yeelin ils markaana xanuuno dhinaca maskaxda ah qaba, waxa uu leeyahay wakiilka ururkaas lacagta aad doontaan qaata oo hawshaas fuliya sida ugu fudud ninkaasan kireysta.

Waxa uu Cadeeyey Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Bashiir Adhalaay in uu Ordagaan ogaa in la rabo gabdhiisa in la dilo mudo ka hor waxaana arinta hada faraha ku haya  garsoorka dalka kaasi oo arintaasi ka fun doona wixii cadaaladu uga baahato.

xigasho Trkpress

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles