Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xil.Axmed Cadoosh oo Sheegey In Mooshin La Isugu Iman Doono Bari ama Saadanbe Warkiisana uu Cadeyn Doono

$
0
0

Boorama (AWP) Xildhibaan Axmed Cadoosh oo ka mid ah golaha deegaanka Boorama kana mid ah xildhibaanadii ugu dhawaa duqa degmada Boorama ayaa cadeeyey in kulan ay golaha deegaanku isugu iman doonaan labada maalmood ee inagu soo beegan mawqifkiisana uu cadeyn doono, hoos ka daawo muuqaalkaas.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles