Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

$
0
0

sssMagaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaysa Qaban qaabadii ugu Dambeysay Ee Shirka Caalamiga ah Ee Maalinta Afka Hooyo kaas oo daqiiqadaha soo socda lagu wado in uu ka Furmo Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya Wufuud heerkoodu sareeyo kuwaas  oo ka kala imaanaya Wadamada Jabuuti Ehiopia iyo Kenya waxaana ka qayb galaya Furitaankiisa madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti  Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geele.

Goor dhaw waxaa lagu wadaa in labada Madaxweyne ay soo gaaraan Madasha Shirka isla markaana ay k aqayb galaan Xuska u dabaal daga Maalintaan ku weyn Guud ahaan Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga.

20150221_102336_resized20150221_102347_resized20150221_102354_resized20150221_102412_resized20150221_102513_resized (1)20150221_102513_resized20150221_102532_resized20150221_102554_resized20150221_102618_resized20150221_102626_resized

 

Sourc: R.muqdisho .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles