Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wada-hadalladii Istanbuul oo Burburay

$
0
0

somali iyo somalilandIstaanbul(Awdalpress) 02-march.2015-Wada-hadalladii magaalada Istanbul uga furmi lahaa ergooyinka Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bur-buray.

Dowladda ayaa Somaliland ku eedeynaysa inay mas’uul ka tahay burburka wadahadallada kadib markii ay Somaliland ku adkaysatay inaysan la fadhiisanayn xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku jira ergada dowladd.

Weftiga ka socda Soomaaliya ayaa ku eedeeyey maamulka Soomaliland in aanay awood u lahayn in ay fara galiyaan ama u dooraan xubnaha wada hadalada u matalaya dowlada Muqdisho .

Si kastab ahaatee wada hadaladani ayaa ilaa xiligii la bilaabay aanay ka soo bixin go’aano la taaban karo ,waxaanay u muuqatay in labada dhinac ay wakhtiga iska luminayaan .

kulankani oo lagu balansanaa in si toos ah loo wada galo arimo xasaasiya oo ku saabsan mawqifyada labada dhinac kala wataan .

Awdalpress.com /istaanbul

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images