Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Janaral Abdisamad Ali Shire oo...

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland iyo xubno kale ayaa maanta hor-yimid maxkamad Islaami ah oo ka furantay duleedka magaalada Taleex ee gobolka Sool. Awdalpress – Taleex – Maxkamaddan oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Annaga oo ah jaaliyadda reer awdal  ee ku nool Emaradka carabta  waxaan halkani tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii iyo qarabadii uu ka baxay alla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada-hadalladii Istanbuul oo Burburay

Istaanbul(Awdalpress) 02-march.2015-Wada-hadalladii magaalada Istanbul uga furmi lahaa ergooyinka Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bur-buray. Dowladda ayaa Somaliland ku eedeynaysa inay mas’uul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Samaale wuu is casilay maxaa sababtu tahay? Is...

Mawduucaa dusha ku qoran faah faahintiisa waxa aad akhrisan doontaan shabakadda ee la isha ku haya. Awdalpress

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland Unseating Itself—Because Nobody Likes the Back Seat By Jaafar M Sh...

Suldan Abubakar Cilmi Wabar, Chief of Jibriil Yoonis, declared on December5, 2014, that his region of Awdal was no longer part of Somaliland. He was joined by the former Mayor of Borama, Abdiraxman...

View Article


Wasiirkii Wershadaha Somaliland oo Is casilay

Hargeysa (AWP) wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in khilaaf xoogane oo kala dhex galay madaxweynaha S/land iyo wasiirkiisii warshadadaha Abiib  Diiriye Nuur (Timacad)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Hadliye Oo La Kulmay Agaasimaha WFP Ee Soomaaliya

Mogadishu,(Awdalpress) 04.march.2015-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa agaasimaha Barnaamijka Cunnadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia oo lagu Xiray Nin FBI ay Raadinayso

Masuuliyiin ku sugan dalkan Maraykanka ayaa sheegay in muwaadin haysta dhalashada dalkan Maraykanka oo muddo laba sano ka hor ah ka baxsaday dalka in xilligan lagu xidhay Somalia, Liibaan Xaaji Maxamed...

View Article


Dacwad Qaadista Qaraxyadii Boston

Ka dib xulista guddi xeer beegto ah oo socotay muddo 12 bilood ah, ayaa 12  xubnood oo xeer beeg ah iyo lix xubnood oo bedeli doona ayaa u fariistay Talaadadii shalay dacwad toogasho ah oo ka dhan ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Kursigiisa Wakiilada Hannaynayo, Farrimana U...

Hargeysa(Awdalpress)March-04-2015-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Golaha wakiilada, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa farriimo waanooyin iyo wax sheegmo ah u kala diray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada Hadal Kusaabsan Biyo Xidheenka Wayn Ee ABBAY Oo Itoobiya, Suudaan Iyo...

Awdalpress(Khartuum) 04 Feb, 15–Shir kusaabsan mashruuca wayn ee biyo xidheenka dib u curashada Itoobiya oo ay kawada hadlayaan dalalka Itoobiya, Suudaan iyo Masar ayaa maanta kafurmay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallada shabakadda: Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Samaale iyo...

Dadka ka faallooda siyaasadda Somaliland ayaa waxa ay leeyihiin, ‘In badan oo badan ayaa shacabka reer Somaliland ay carrabka ku hayeen wadaadka Samaale iyo Abiib Tima Cad oo mar walba xukuumadda iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadliye iyo Morelli Oo Ka Wadahadlay Arrimaha Qaxootiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa wakiilka hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee...

View Article


Talyaaniga oo Soomaaliya ugu deeqay 54 gaadiidka ciidanka

Wasaaradda gaashaandhigga dalka Talyaaniga ayaa maanta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ugu deeqday 54 gaadiidka ciidanka. Gadiidka oo dhowr qeybood ah ayaa waxaa loogu talagalay ciidamada...

View Article

Hay’ada GAA oo mashaariic ka fulinaysa Awdal

Hay’adda German Agro Action (GAA) ayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ku soo bandhigtay mashaariic horumarin oo ay doonayso in sanadkan 2015-ka ay ka fuliso gobolkaas. Degmooyinka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madarasad Xiftiga Quraanka Kariimka Ayaa Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyey...

Boorama(Awdalpress) 05.march.2015-Munaasibad balaadhan oo loo qabtay furitaanka madarasadaasi ayaa lagu qabtay Goobta laga hirgaliyey dhismaha madarasada tasi oo ay ka soo qayb galeen suldaan saleebaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Leadership traits of Somaliland Presidents

 A comparative Analysis: A good leader translates intentions into reality, serves as a role model and his actions speak louder than his words. He stands up for the right thing, shows the way, holds to...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Xilkii Wareejiyey Iyo Khudbad Calaacal Ah Oo...

Hargeysa(Awdalpress)March-07-2015-Wasiirkii Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Maanta xilkii ku wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Marwo Samsam Cabdi Aadan. Munaasibad lagu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Kaga Boggo Xafiis Madaxweyne Siilaanyo Aasaasay, Magacyada Saddex...

Hargeysa(Awdalpress)March-07-2015-madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta aasaasay Xafiis ku shaqo leh Sekada iyo Madaxda maamuli doonta. Digreetada Madaxweynaha ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamarreeb

Wafdi uu hoggaaminayo raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wasiirka arrimaha gudaha iyo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live