Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirkii Wershadaha Somaliland oo Is casilay

$
0
0

Hargeysa (AWP) wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in khilaaf xoogane oo kala dhex galay madaxweynaha S/land iyo wasiirkiisii warshadadaha Abiib  Diiriye Nuur (Timacad) axaanay warar hor dhac ah sheegayaan in uu wasiirku is casiley, sababaha uuisku casiley waxa ay wararku intaas ku darayaan in uu khilaaf soo baxey ka dib isku shaandheyntii u dhawaan sameeyey madax weynuhu golihiisa wasiirada.

Waxaaney isaga iyo madaxwenuhu isku khilaafeen sida ay wararkaasi sheegayan wiil u dhalay wasiirku oo maxkamadi ku xukuntey shan sano oo xadhig ah in ay mudadai ak dhamaatey oo la sii daayo taasi oo aan sidii uu rabey u dhicin waxaany arinkaasi keenay in uu Abiib ku dhawaaqo in uu ka tagey xilkii uu ka hayey xukuumada S/land

 

wixii warar dheeraad ah ee arinkaas ak soo kordha kala soco Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles