Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tahriibayaal Soomaaliya ah oo ku dhintay shir baabuur

$
0
0

DHALINYAR13 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay dhuleedka magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan, kuwaasi oo doonayay in dalkaasi uga talaabaan dalka Libya, iyadoo uu dhaawac fudud ka soo gaaray hal gabar.

Shilka baabuur ayaa loo sababeynayaa xawaaraha uu ku socday gaariga ay saarnaayeen, maadaama uu wado dad si sharci darro doonayay in dalkaasi uga sii tahribaan dalka Libya.

Uqeybsamaha safaarada Soomaaliya ee Sudan dhanka Warfaafinta Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay wadaan baaritaanno lagu aqoonsanayo magacyada dadka shilka ku dhintay kahor inta aan la aasin.

Filo magacyada dadka shilka ku dhintay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images