Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Buug lagu daah furay magaalada London oo ka warramaya xaddaaraddii Adal ( Halkan ka daawo daah furkii )

$
0
0

qalab dhaqan

Buug ka warramaya xaddaaraddii iyo taariikhdii Adal oo uu qoray Shucayb Abdi Aw Jibril ayaa habeenkii Sabtidii ee ay bisha March ahayd 3 ee sannadkan 2015 lagu daah furay galbeedka magaalada London.

Daah furka buuggan oo aan hore loo arag noociisa ayaa waxa si weyn uga soo qayb galay shacabka Somaliyeed ee dalka Ingiriiska gaar ahaan Jaaliyadda reer Awdal ee dalka UK. Waxana ay shacabka xafladdaa ka soo qayb galay ay daah furka buuggan ku soo dhaweeyeen farxad iyo ciyaaraha dhaqanka aan u leenahay, sida Zayliga.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles