INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca Nuh family waxan tacsi u diraynaa eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistii Marxuum Mohamed Barkhad Miiggane, oo maanta lagu aasay magaalada Borama. Waxanan eheladiisii iyo asxaabtiisiiba leenahay Samir iyo Iimaan Allaha innaga siiyo.
Aammiin aammiin
Dr. Mohamed Nuh Ali
Canada.