$ 0 0 Awdalpress – Berbera – Dagaal ay laba beelood isaga hor yimaaddeen ayaa maanta ka dhacay bariga magaalada Berbera, kaddibna maamulka gobolka Saaxil ayaa ka warixiyey siday wax u dheceen, halkan ka daawo warkii oo muuqaal ah: Awdalpress.com