Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia statement on...

UNSOM press statement Wednesday, June 19, 2013 The UN Special Representative for the Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, condemned the violent attack on the United Nations Common Compound in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA: “Shaqaale Ajaanib ah ayaa ku naf-waayay Weerarkii...

Arbaco, Juun 19, 2013 — Wasiirka arrimaha gudaha iyo Ammaanka Qaranka xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ay ku dhinteen 15-qof oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirro laga soo qaaday xafiiskii UNta ee ay Argagixisadu weerartay maanta

DAAWO SAWIRADA: Weeraradii maanta ka dhacay xarunta heyadda UNDP Muqdisho

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabadh 20 sano jir ah oo dhashay 11 Caruur ah kuna nool Gaza (Daawo)

Naima Shabah Al-qasawi oo ah gabar u dhalatay Falastiiniyiin ku nool magaalada Gaza ayaa dad badan ay la yaabeen iney noqoto Hooyo dhashay 11 Caruur ah, iyadoo da’deeda buuxinin 20 sano jir. Naima ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BERBERA: Dagaal laba beelood isku fara saareen oo ka dhacay bariga Berbera.

Awdalpress – Berbera – Dagaal ay laba beelood isaga hor yimaaddeen ayaa maanta ka dhacay bariga magaalada Berbera, kaddibna maamulka gobolka Saaxil ayaa ka warixiyey siday wax u dheceen, halkan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidammo reer galbeed ah oo ka qayb qaatay hawl galkii maanta lagula...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay qaraxii iyo weerarkii dagaalyahanno Al-shabaab ka tirsan ay maanta la beegsadeen xarunta hay’adda UNDP ay Muqdisho ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meydadka ajaaniibtii ku dhimatay weerarkii UNDP oo munaasabad sagootin ah loo...

Garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho aya waxa galabta laga duuliyey meydadka sadex ajaaniib ah oo u kala dhashay dalalka Kenya iyo Koonfur Afrika. Ajaaniibtan ayaa ka mid ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gudaha Somaliland kula Dagaalamay koox Al-shabaab ah.

Awdalpress – Hargeysa – Ciidamao Itoobiyaan ah ayaa Tuulada Bali-Cad  oo ku taala Agaarka  Degmada Widh-widh kula dagaalamay Koox Al-shabaab ah oo Doonaysay in ay ka taloowdo deegankaasi, kuwasoo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka RRU-da oo Markale Xalay iyo Saaka ku qabtay Burco Laba Nin oo...

Awdalpress – Hargeysa – Ciidanka RRU-da ayaa Xallay Mar kale guri ku yaala Magaalada Burco ka fuliyey hawlgal ay guriga ugu daateen waxaanay ku soo qabteen Wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay: Waan sii Wadeynaa Hawlgalkeena Somalia

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo waraysi siiyey IdaacaddaVOA, ayaa sheegay inay cashar ka baranayaan weerarkii shalay balse ay sii wadayaan hawlgalkooda Soomaaliya....

View Article

Beelaha Gabooye oo hoggaan cusub kaga dhawaaqay magaalada Burco.

Awdalpress – Burco – Beelaha gabooye oo ah dad aad u tiro badan, laakiin ku filiqsan Somaliya ayaa qaar ka mid ah oo dega Somaliland ay ku doorteen hoggaan cusub, kaasi oo majaraha u qaban doona...

View Article

Haldoorkii Beelaha reer Dudub oo xadhig iyo raadin lagu hayo, oo maxaa loogu...

Awdalpress – Xariirad – Waxa maanta shabakadda awdalpress.com la soo gaadhsiiyey war sheegaya, in nin oday ah oo magaciisa la yidhaa Jibril Aw Siciid oo sita baasaboor Holland ah lagu xidhay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynihii Xorriyatul-Qowlka Adduunka oo lagaga hadlay xaaladda...

Awdalpress – London —Shirweynhii Dallada Caalmiga ah ee u Dooda Xoriyatul Qowlka ee loo yaqaano International Freedom of Express Exchange (IFEX) ayaa lagu soo gunaanaday dalka Cambodia,  gaar ahaan...

View Article


Kenyan Police Seize Truck Loaded With Explosives

Bernama Friday, June 21, 2013 Kenya’s Administration Police, a paramilitary security force, have seized a truck loaded with more than 27 tonnes of assorted bomb-making materials believed to be destined...

View Article

Sh. Mustafe Xaaji Ismail oo ka hadlaya ummadaha waxa dumiya aan wada daawanno.

Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Kismaayo oo miinooyin aan qarxin ka saaray waddooyin ku yaalla...

Awdalpress(Kismaayo) 22 Jun, 13–Ciidanka booliska magaalada Kismaayo ayaa maanta howlgal miino-baaris ah waxay ka sameeyeen waddooyin ku yaalla magaalada. Taliyaha saldhigga Kismaayo Maxamed Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartankii cayaaraha Somaliland oo la gaba-gabeeyay

Awdalpress(Hargaysa) 22 Jun, 13–Tartankii cayaaraha Somaliland ayaa maanta (Jimce) lagu soo gaba-gabeeyay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa, waxaana tartanka ku guuleysatay kooxda Hargaysa. Hargaysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirrada iyo magacyada ajnabi lagu dilay weerarkii UNCC

Awdalpress(K/Afika) 22 Jun, 13–Shirkad lagu magacaabo Denel oo qaabilsan ammaanka oo fadhigeeda uu yahay dalka Koonfur Afrika ayaa muujisay sida ay uga xun tahay labo qof oo ka tirsnaaa shaqaalaheeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada faransiiska oo sheegtay inay qeybgaleyso la dagaalanka Al-shabaaab

Awdalpress(Paris) 22 Jun, 13–War laga soo saaray wasaarada arimaha dibada dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Faransiiska marnaba aysan ka garab bixin Xukuumada iyo shacabka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbaxyada Dalka Brazil oo sii xoogeystay

Awdalpress(Brazil) 22 Jun, 13–Dad gaaraya hal milyan oo qof ayaa isugu soo baxay banaanbaxyo looga soo horjeedo dowlada Brazil oo xalay ka dhacay 100 magaalo oo kamid ah dalka brazil Kumanaan kun ayaa...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live