Xasan Rowxani oo ku Guuleystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Iiraan
Awdalpress(Tehran) 16 Jun, 13–Xasan Rowxani ayaa ku guuleeystay doorashadii madaxtinimada ee maalintii jimcaha ka dhacday dalka Iiraan,waxana uu helay 50% codadkii la dhiibtay,taasi oo meesha ka...
View ArticleGoogle oo bilowday in ay cirka u siidaayaan Buufino Internet xanbaarsan
Awdalpress(New Zealand) 16 Jun, 13–Shirkadda weyn ee Google ayaa bilowdey mashruuc la yaableh oo soo jiitey dad badan oo caalamka ku dhaqan.Mashruucan cusub ayaa ah in ay hawada ku siideyso Buufino...
View ArticleQaramada Midoobay oo jawaab kulul ka bixisay go’aankii ay Somaliland ku...
Awdalpress – Djabouti – Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu dulqaad u yeelan doono go’aanka ay...
View ArticleHambalyo aroos oo loo dirayo Hassanmukhtaar Ahmed Hassan iyo Sagal Maxamed...
Awdalpress – London – Marka hore aan arooska heestii arooska u saarro, kaddibna aan sheegno dadka farxadda la qaybsaday ee hambalyeynaya. Heestii Jufa micidheer… Jufo aan aroosadda dulgeyno, waa...
View ArticleMADAAFIIC XALAY LAGU GARAACAY XARUNTA MADAXTOOYADDA SOOMALIYA
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo ay saaka ka socdaa degmooyinka Hodan iyo Holwadaag baaritaanno lagu soo qabtay boqolaal qof....
View ArticleTacsi ku socota Qoyska reer Xaaji Cali Cismaan (Cali-France)
Urur ASARDA ee dhismaha wadooyinka Gobolada Awdal/Salal Gudoomiyahooda Xaaji C/laahi Xaaji Ciise,Xaaji Cabdi Xasan Tukaale, Sh C/laahi Sh Cali Jowhar,C/laahi Jaamac, Muuse Camir,Xaaji Abuubakar...
View ArticleDaawo; Xuska Maalinta Caruurta Afrika ee ay soo qabanqaabiyeen AYODA iyo SAYS...
Daawo; Xuska Maalinta Caruurta Afrika ee ay soo qabanqaabiyeen AYODA iyo SAYS ee lagu qabtay Boorama
View ArticleCiyaartoyga gobolka Hargeysa iyo kuwa Gebilay oo ku dhex dagaallamay xaflad...
Awdalpress – Hargeysa – Dhalinyarada Ciyaartoyda gobollada Gebilay iyo Hargeysa uga qeyb gelay tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa maanta Duhurkii dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray...
View ArticleWar deg deg ah: Nin lagu dilay magaalada Xariirad.
Awdalpress – Borama – War immiga naga soo gaadhay magaalada Xariirad ayaa sheegaya in fiidkan magaaladaa lagu dilay nin magaciisa la odhan jiray Daahir Yuusuf laguna naanaysi jiray Tarayso. Ninkan oo...
View ArticleTACSI KU SOCOTA EHELADII MARXUUMAD NASIIM XAAJI IBRAAHIM NUUR
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN….Dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii ay ka baxday marxuumad Nasiim Xaaji Ibrahim Nuur. Waxanan...
View ArticleDilkii Marxuum Daahir Yuusuf oo loo xidhay odayaal degaanka ah iyo su’aal la...
Awdalpress – Xaariirad – Sida dad magacyadooda qariyey ay u sheegayaan shabakadda awdalpress.com, ayaa waxa la sheegayaa in dilka ka dhacay Xariirad aanu la xidhiidhin dakano iyo aarsi, balse ay tahay...
View ArticleSaan saan colaadeen oo laga dareemayo dhulka kala rogan ee Itoobiya iyo...
Awdalpress – Xariirad – Warar xog ogaal ah oo ka imanaya dooxooyinka kala rogan ee gobollada Awdal, Salal iyo dooxada Harawa ee Itoobiya, ayaa laga dareemayaa saansaan colaadeed iyo dhallin yar hublay...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Somaliland Abdiraxman Ismail Saylici iyo Madaxweyne ku...
Awdalpress – Borama – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland md Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore Abdirahman Aw Cali ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka...
View ArticleDaawo: M/xigeenka Saylici oo booqday Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble iyo...
M/xigeenka Somaliland oo booqday Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble iyo kulanadii uu la qaatay dhamaan madaxda dhaqan oo uu wehelinayay C/raxmaan Aw Cali.
View ArticleHeestii midnimada ummadda ereyadii Hassan Sh. Muumin ku soo dhawaada.
Midnimada ummaddu waa mid tiir dhexaad u ah horumarka ummadda, jiritaanka ummadda, xorriyadda ummadda, karaamada ummadda iyo sharafta qofnimo ee khaaska ah. In aad shakhsiyaad kale u sandullaysnaataana...
View ArticleDaawo: M/xigeenku kulanadii uu khaaska ula qaatay Ugaaska Beelaha Gadabuursi...
Daawo:-M/xigeenku kulanadii uu khaaska ula qaatay Ugaaska Beelaha Gadabuursi iyo Madaxda shirakada SHAABA ee Adeega biyaha Boorama gacanta ku haysa
View ArticleWaxaan ku faraxsanahay kulanka aan kula kulmay adiga oo ah Ugaaskii...
Awdalpress(Borama) 18 Jun, 13–M/xigeenka Somalilan C/raxmaan C/laahi Saylici oo ay wehelinayeen xildhibaanada golayaasha Baarlamaanka kaga jira G/Awdal qaarkood iyo M/xigeenkii hore ee Somaliland...
View ArticleMuqdisho oo askari toogasho lagu dilay iyo Shan qof oo lagu dilay Kismaayo
Awdalpress(Muqdisho) 18 Jun, 13—Koox hubeysan ayaa maanta gudaha xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku toogatay Askari la sheegay in uu ka tirsanaa ciidanka...
View ArticleDaawo:- Khudbadihii C/raxmaan Aw Cali iyo C/raxmaan Saylici ka jeediyeen...
Daawo:- Khudbadihii C/raxmaan Aw Cali iyo C/raxmaan Saylici ka jeediyeen Madashii duqayda dhaqanka ee RAYS lagu qabtay
View Article