XUKUUMADDA SIILAANYO EE QABYAALADAYSAN IYADAA TAGI EE AWDAL KA TAGI MAYSO...
Mudane Siilaanyo wuxu ololihiisa ka bilaabay Gar-adag oo uu ficil isugu geeyey si ay reernimo ugu tashadaan iyo sidii uu xukunka ku heli lahaa, taasi waxay sabab u noqotay in markii uu xukunkii qabtay...
View ArticleMa laga yaabaa in Prof. Ahmed I. Samatar waxa uu Xamar ku soo arkay wax ka...
Dhibta jirta ayaa ah marka Somaliland wax la qaybsanaayo, beesha dhexe waa wada mujaahid, way soo wada halgameen, waa wada waddani, iyaga ayaa waxkasta xaq u leh, dadka kalana waa faqash, waa...
View ArticleDaawo Video: Sida bilicdasan ee dawladdaTurkey ay u dhisayo Magaalada Muqdisho..
Awdalpress – Muqdisho – Muuqaalka maanta ee mustaqbalka Muqdisho loo tusmaynayo waa mid ku tusinaya in Dowlada Walaalaheeyna ee Turkiga u dooneeysa in ay u dhisto Dalkeena Somalia gaar ahaan Magaalada...
View ArticleBritain oo £14m ku bixineysa dayactirka Xabsiga Dhexe ee Xamar
Awdalpress(Muqdisho) 23 Jun, 13–Britain waxay ku kharash gareyneysaa lacag dhan £14 million dhismaha xabsi la doonayo in lagu xiro argagixisada iyo burcad badeedda, sida uu qoray wargeyska The Sun ee...
View ArticleWasiirka qorsheynta Somaliland oo dhallinyarada uga digay tahriibka
Awdalpress(Hargaysa) 23 Jun, 13–Wasiirka qorsheynta ee Somaliland Sacad Cali Shire ayaa uga digay dhallinyarada dhibaatada tahriibka iyo khatarta naftooda ay galeyso. Wasiirka oo la hadlayay saxaafadda...
View ArticleAnigoo tixraacaya qoraalka C/qadir Oromo ee aflagaadada ahaa FROM SOOMAALI TO...
Anigoo tixraacaya qoraalka C/qadir Oromo ee aflagaadada ahaa FROM SOOMAALI TO SAMAROON. Cadiqaadir Oromo Dareenkiisu waa Dalaguu Beertaaye Damiirkaba Magalin Ilayn Dawladbaad Noqone Malaha Wuu Soo...
View ArticleBOGAADIN DEEGAANKA SAYLAC IYO BAAQ KU SOCDA XUKUUMADDA
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac, waa wax aad loogu farxo waanan ku hambalyaynayaa isu soo noqoshada ay isu soonoqdeen garteenna in ay gutaan waajibaadka ay u...
View ArticleAfrica Top 10 Problems: Not the ones You were thinking about!
Africa is not poor. Africa is a rich continent inhabited by poor people. Once we fix the people problem, everything else will fall into place. In this post, I share what I consider to be the top 10...
View ArticleDaawo: Suldaanka Beesha Tumaal ee G/Awdal Suldaan Dhuxul oo kulan la yeeshay...
Daawo : Suldaanka Beesha Tumaal ee G/Awdal oo kulan la yeeshay Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble, kulankaasi oo ka dhacay Qasriga uu Boorama ka degen yahay Ugaaska Gadabuursi..
View ArticleMadaxweynaha Koonfur Afrika Oo Ka Hadlay Dilalka Iyo Dhibaatooyinka Loo...
Awdalpress(W.Wararka) 23 Jun, 13–Madaxweynaha Koofurta Afrika, Jacob Zuma ayaa ka hadlay dilalka dalkiisa loogu geysto dadka ajaanibka ah ee ku nool dalkaasi oo ay ka mid yihiin Soomaalidu, waxaanu...
View ArticleDagaallada u dhexeeya qabaa’ilka Soomaalida Kenya oo horseeday xayiraado...
Awdalpress – Mandheera – Dagaal beeloodyo u dhexeeya qaar ka mid ah beelaha dega gobolka Soomaalida Kenya ee waqooyi bari ayaa sababay inay socon waayaan gaariyaashii basaska ahaa ee qaadi jiray dadka...
View ArticleDjabouti : Culimada qiimaha leh ee maanta Djabouti lagu xidhay mid ka mid ah...
Sheekh Abdirahman Bashir waa caalim ku talax tagey aqoonta islaamka, waxanan idiin doornay in aan idiin soo gudbinno cashar ku saabsan raaxada qoyska oo uu mar hore ummadda Somaliyeed u gudbiyey, ku...
View ArticleSamatar’s Hero’s Welcome in Somaliland Has Him Walking a Tightrope. ( By...
Professor Ahmed Samatar represents different things to different people, but one thing that undeniably dominates his character is that he is an eminent scholar seeking to revive common decency and good...
View ArticleSheekh Xasan Daahir Aweys iyo Xubno Taageersanaa oo la Sheegay inay si...
Awdalpress – Muqdisho – Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sannadihii ugu dambeeyay ka mid ahaa saraakiisha Al-shabaab ayaa warar maanta soo baxay waxay sheegayaan inuu si qarsoodi ah uga baxsaday degmada...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Ahmed M Siilaanyo oo isku shaandhayn ku sameeyey...
AWDALPRESS – HARGEYSA – Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku...
View ArticleWAREYSI UU WARIYE ABDIRASAAQ XAMMAAL UU LA YEESHAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA AWDAL...
Ku soo dhawow waraysigii oo muuqaal ah. Awdalpress.com
View ArticleWasiirka Arrimaha dibadda ee uu Madaxweyne Ahmed Siilaanyo u magacaabay...
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland mudane Maxamed Biixi Yoonis wuxuu ahaa diblomaasigii ugu darajo sarreeyey dunida afka soomaliga ku hadasha, marka laga reebo Cabdiraxiim Caabi Faarax oo...
View ArticleTaliban oo weeraray Madaxtooyada Kabul iyo xarunta CIA-da
Awdalpress(Kabul) 25 Jun, 13–Xoogaga Afghaanistaan ka dagaalama ee Talibanka ayaa weerar xoogan maanta ku qaaday xarumo muhiim ah oo ku yaal caasimada dalka Afghaanistaan ee Kabul. Weerarkan oo ay ka...
View ArticleRaysalwasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayey maxkamadi ku...
Awdalpress(MIlan) 25 Jun, 13–Raysalwasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayey maxkamada magaalada Milan ku xukuntay 7 sano oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu xiriir la lahaa gabar...
View ArticleWasiir Duur oo Durduradii ku Jabay ! Geeljire oo Dube iyo Doolaal mudadoodii...
Awdalpress(Borama) 25 Jun, 13– Iskushaandhaynta uu sameeyay M/weyne Axmed Siilaanyo ayaa dad badan oo falanqeeya siyaasadiisu u arkaan inay timid wakhti loo baahnaa, Waxaanay dadku sheegayaan in...
View Article